Ruushka oo ku dhawaaqay inuu taageersan yahay dedaallada Abiy Axmed ku rabo in uu Bad ku helo.
Yafgiini Terekhin oo ah safiirka dowladda Ruushka u fadhiya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa taageeray qorshaha ay xabashidu ku doonayaan in ay ku qabsadaan qeyb ka mid ah Badda Soomaaliya.