Waa su'aasha ugu weyn ee ay tahay in la is waydiiyo, sababta keentay in ciidamada Yuhuuddu si dhaqsa ah u dabar-gooyaan hoggaankii milatari iyo midkii siyaasadeed ururka Xisbullah ee ka dhisan wadanka Lubnaan.
Fashilka ku yimid wejigii 3aad ee wadahadalladii ka socday dalka Turkiga ee lagu doonayay in qeyb kamid ah badda Soomaaliya lagusiiyo dowladda Xabashida Itoobiya ayaa si weyn loo hadal hayaa.
Amiirka Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa si kulul uga jawaabay dhaleecaymo ay dowladaha caalamka ujeediyeen tadbiiqinta shareecada Islaamka ee wadankaasi ka hana qaadday.
Maanta oo ah isniin Taariikhduna Ku Beegantahay 11 September waxay ku astaysantahay xilligii ay dhaceen weeraradii New York iyo Washington oo lagu naafeeyay dhaqaalaha dowladda Mareykanka.
Swakopmund waa magaalo dhacda halka ay iska qabtaan saxaraha Namib Desert iyo xeebta Atlanticga ee waddanka Namibia, Koofur Galbeed qaaradda Africa. Waa magaalo sawirkeeda kore uu muujinayo in ay hoy u tahay bulsho qani ah, horumarsan kuna abtirsata xaddaarad ay ka dhaxleen nashqadda dhismeyaasha qaddiimiga…
Faah Faahin dheeraad ah ayaa kasoo weerar maalin ka hor ay ciidamo katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ka fuliyeen deegaan katirsan wilaayada Shabeellaha hoose ee Koonfurta Soomaaliya.
Warbaahinta Itoobiya qaar kamid ah ayaa daabacday in kufsiyadii ka dhacey gobolka Tigrayga sannadahii 2020 illaa 2022 ay kor u dhaafeen illaa 120,000 oo kiis.
Shacabka magaalada Muqdisho ayaa si aad ah uhadal haya amarkii kasoo baxay dowladda ee ahaa in lafaago xabaalaha iskoolo Boliisiyo arrinkaas oo argagax badan dhaliyay.
Xaqqiiqo ahaan, ilaa inta dadka Muslimiinta ahi ay u oommanyihiin isbeddel, dagaalku waxa uu ahaan doonaa jidka kaliya ee isbeddelkaas loo maro. Maraykanku waxa ay aqbaleen in ay Daalibaan qabsato xukunka Afghanistan wali se waxa ay sii wadaan la dagaallanka Al Shabaab ee Soomaaliya. Guud ahaan Muslimiinta…