Mu'asasada Alkataa'ib ayaa faafisay sawirrada dagaalkii cuslaa ee isbuucii lasoo dhaafay ka dhacay deegaan dhaca duleedka degmada Ceeldheer.
Meydadka askar farabadan oo katirsan dowladda Federaalka ayaa lagusoo bandhigay deegaan katirsan wilaayada Islaamiga Galguduud.