Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya khasaare culus oo ka dhashay qarax lagu beegsaday maleeshiyaad ku sugnaa xerada Damaanyo ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.
Qaraxan oo ay fuliyeen dagaalyahannada Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa inuu ahaa mid aad u culus oo geystay dhimashada ugu yaraan 30 askari iyo dhaawaca 50 askari oo dhammaantood ka tirsanaa maleeshiyaadka Gurguurte.
Taliska millateriga jihaadiyiinta Al-Shabaab ayaa goor dhawayd soo saaray War-saxaafadeed uu ku faahfaahinayo hawl-galkaasi, waxaanu u dhignaa sidan:
Si aad u hesho wararka iyo warbixinnada SOMALIMEMO kusoo biir: