Taliska millateriga xoogagga Al-Shabaab ayaa faahfaahin ka bixiyey labadii hawl-gal ee naf-hurka ahaa ee gelinkii dambe ee shalay lagu beegsaday ciidamada Ugandhiis ah oo ku sugnaa duleedka Bariire ee gobolka Shabeellaha hoose.
Camaliyaadkan oo khasaare culus lagu gaarsiiyey ciidamada Uganda ayaa lagu faahfaahiyey bayaan soo baxay xalay fiidkii, kaas oo isagoo dhamaystiran u qornaa sida tan:
"Camaliyaad lagu beegsaday saliibiyiinta Yugaandha”
10 Safar 1447 H (04 Agoosto 2025) Ciidamada Mujaahidiintu waxay maanta oo Isniin ah labo camaliyad oo istish-haadi ah la beegsadeen ciidamo saliibiyiinta Afrikaanta ah oo falal ashahaado la dirirnima ah ka waday duleedka degmada Afgooye ee Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeellada hoose.
Camaliyadda koowaad ayaa lagu beegsaday xero ay ciidamada kuffaarta Yugaandha ka samaysteen duleedka deegaanka Bariire, halkaas oo ay ku jireen gaadiid iyo ciidamo badan oo gaalo kirishtaan ah.
Camaliyadda istish-haadiga ah ayaa – Allaah fadligiis - sidii loo qorsheeyay u haleeshay bartamaha xerada gaar ahaan qaybtii ay yaalleen gaadiidka gaashaaman ee cadawga.
Camaliyadda labaad ayaa daqiiqado yar kadib lagu beegsaday ciidamo iyo gaadiid gurmad u soo sameeyay saliibiyiintii lagu beegsaday camaliyaddii koowaad, waxaana halkaas mar labaad ka dhashay khasaare ka xooggan midkii koowaad.
Inta aan xaqiijinay, khasaaraha cadawga soo gaaray labada weerar waa baqtiga 47 askari oo ka tirsanaa saliibiyiinta, iyo dhaawaca 31 kale, kuwaas oo iskugu jira askar iyo saraakiil. Dhaawacyada cadawga ayaa u badan kuwo culus oo jirkoodu gogo’ay.
Camaliyaadka istish-haadiga ah ayaa sidoo kale burburiyay 9 gaadiid ciidan ah oo iskugu jira kuwa gaashaaman iyo kuwa ciidamada lagu daabulo.
Gaadiidkaan gubtay waxaa kamid ah labo Taangi oo kamid ahaa hubkii ay saliibiyiintu ku duqeynayeen deegaanka Bariire ayna ku burburiyeen inta badan guryihii dadka shacabka, goobihii ganacsiga, waxbarashada iyo cibaadada.
Khasaaraha cadawga intaas waa uu ka sii badan karaa, wixii faahfaahin ahna dib ayaan ka soo gudbin doonaa insha’Allah.