DEG-DEG: Al-Shabaab oo goor dhawayd la wareegtay deggaan ka tirsan gobolka Hiiraan + SAWIRRO.

Monday August 04, 2025 - 13:22:43
3767
Liibaan Jeexoow
Jihaadiyiinta Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa in maanta ay la wareegeen deggaanka Goobo oo dhaca duleedka degmada Maxaas ee bariga gobolka Hiiraan.
Maktabka warfaafinta ee Xarakada Al-Shabaab ayaa goor dhawayd baahiyey sawirrada jihaadiyiinta oo si buuxda ula wareegay gacan-ku-heynta deggaanka Goobo, isla markaana ka taagay raayada Tawxiidka.

Dhawaan ayay ahayd markii xoogagga Al-Shabaab ay weerar cag-marin ah kula wareegeen degmada Maxaas oo muddo ka badan 12 Sano ay ku sugnaayeen kooxda Villa Somaliya oo xilliyada qaarna ay waardiyeyn jireen ciidanka Xabashida Itoobiya.

Related Items

Update cookies preferences