AKHRISO: Bayaan lagu faahfaahiyey weerarkii saaka lagu beegsaday xerada Xalane.

Monday April 28, 2025 - 18:59:51
Liibaan Jeexoow
Taliska millateriga Xarkada Al-Shabaab ayaa goor dhawayd ka hadlay weerar ay maanta ku beegsadeen xerada Xalane ee magaallada Muqdisho.
War-saxaafadeed lagu faahfaahiyey khasaaraha ka dhashay weerarkaasi ayaa u qornaa sidan:

Related Items

Update cookies preferences