SAWIRRO: Daawo la wareegistii Al-Shabaab ee Yasooman iyo buurta deggaanka ee gobolka Hiiraan.

Thursday April 17, 2025 - 15:53:33
Liibaan Jeexoow
Deggaanka ay jihaadiyiintu maalinimadii shalay si nabad-galyo ah kula wareegeen kadib markii ay kala firxadeen maleeshiyaadkii halkaasi ku sugnaa.
Maalintii labaad ayay raayadu ka babanaysaa waxaana hoos lagaga bogon karaa sawirradii laga soo qaaday deggaankaasi.

FG: Si aad u hesho warar iyo warbixinno degdeg ah kusoo biir baraha SOMALIMEMO:

Telegram:

Facebook:

Related Items

Update cookies preferences