DHEGAYSO: Guddoomiyaha Al-Shabaab ee Hiiraan oo ka warramaya la-wareegistii Tardo iyo maleeshiyaad is-dhiibay + SAWIRRO.

Sunday July 13, 2025 - 18:56:34
Liibaan Jeexoow
Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan ayaa laga waraystay deggaanka Tardo oo jihaadiyiintu ay maanta la wareegeen iyo weliba qulqulka maleeshiyaaad fara badan oo isa soo dhiibaya.
Sidoo kale waxaanu halkan idinkula wadaagaynaa sawirrada jihaadiyiinta Al-Shabaab oo raayada Tawxiidka ka taagay faras-magaallaha Tardo oo ka tirsan degmada Moqokori ee bariga gobolka Hiiraan.


Related Items

Update cookies preferences