Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa xalay baahisay muuqaal soconaya in ka badan 50 daqiiqo, kaas oo ciwaan looga dhigay "Ciidamada Dowladda Fedaraalka Hanaqaadkoodii Illaa Hoobashadooda".
Muuqaalka ayaa soo bandhigaya Aas-aaskii ciidamada Dowladda Fedaraalka iyo sida ay ugu burbureen dagaallada ka socda dalka.