Maamulka shabakadda Islaamiga SOMALIMEMO ayaa shacabka muslimiinta meel walba oo ay joogaan ugu hambalyaynaya munaasabadda Ciidul Fidiriga.
Allaah waxaan weydiisanaynaa in uu naga aqbalo acmaasha nagana xureeyo Naarta.
Umadda Soomaaliyeed waxaan Alle uga baryaynaa in uu dalku nooga xureeyo ciidamada shisheeyaha kusoo duulay uuna guuleeyo muslimiinta u halgamaysa in shareecada islaamka laysu maamulo.
Warbaahinta xorta ah ee SOMALIMEMO waxay shacabka Soomaaliyeed qeybihiisa kala duwan kala qeyb qaadanaysaa farxadda maalmaha ciidda iyadoona shabakaddu baahin doonto wararka ku saabsan damaashaadka ciidda.