Maamulka shabakadda Islaamiga ah ee SOMALIMEMO ayaa shacabka muslimiinta meel walba oo ay joogaan ugu hambalyaynaya munaasabadda Ciidul Adxaa.
Allaah waxaan weydiisanaynaa in uu naga aqbalo acmaasha wanaagsan nagana xoreeyo Naarta.
Umadda Soomaaliyeed waxaan alle uga baryaynaa in dalka nooga saaro shisheeyaha gumeystayaasha ee kusoo duulay uuna guuleeyo muslimiinta u halgamaysa in shareecada islaamka laysku maamulo.
Warbaahinta xorta ah ee SomaliMeMo waxay shacabka Soomaaliyeed qeybihiisa kala duwan kala qeyb qaadanaysaa farxadda maalmaha ciidda iyadoona shabakaddu baahin doonto wararka ku saabsan damaashaadka ciidda.