AL-Shabaab: 41 askari oo isugu jira Caddaan iyo Madow ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday weerarkii maanta ee Muqdisho.

Wednesday July 09, 2025 - 20:29:37
Liibaan Jeexoow
Afhayeenka millateriga xarakada Al-Shabaab ayaa goor dhawayd bayaan kasoo saaray hawl-galkii naf-hurka ahaa ee maanta lagu beegsaday xerada ciidamada ee Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho.

Related Items

Update cookies preferences