Dagaalyahannada Al-Shabaab ayaa habeennimadii xalay dagaal culus ku miray xerada ciidamada calooshood-u-shaqaystayaasha Afrikaanta ee deggaanka Laanta Buuro ee gobolka Shabeellaha hoose.
Sidoo kale dagaalyahannadu waxay weerar culus ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka Gurguurte ee deggaanka Jaziira oo dhaca jidka xeebta ee isku xira Marka iyo Muqdisho.
Gobolka Gedo, waxaa isna habeennimadii xalay ka dhacay weerar culus oo jihaadiyiintu ay ku beegsadeen fariisinka maleeshiyaadka ee xerada WFP ee degmada Garbahaarreey.
Dagaalladan ayaa imanaya xilli jihaadiyiinta Al-Shabaab ay fuliyeen usbuucan, casharro far waaweyn lagu qoray oo loo dhigay maleeshiyaadka Gurguurte.
FG: Si aad u hesho wararka iyo warbixinnada SOMALIMEMO kusoo biir: