Xoogagga Al-Shabaab ayaa saanad millateri oo aad u fara badan ka helay xarumihii ay isaga firxadeen maleeshiyaadka DF Somaliya ee deggaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha hoose.
Halkan kaga bogo saanadda tiro-beelka ah ee xeryahaasi laga helay.