WAR SAXAAFADEED: Diyaaradaha Itoobiya oo xasuuqay shacab Soomaaliyeed + SAWIRRO

Monday March 17, 2025 - 07:09:58
Liibaan Jeexoow
Xarakada Al-Shabaab ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray duqaynta diyaaradaha dagaalka ee Xabashida Itoobiya ay ku beegsadeen dadka shacabka ah ee Soomaaliyeed. War-saxaafadeedkaas oo dhamaystiran hoos kaga bogo.
Diyaaradaha dagaalka Itoobiya oo shacab ku xasuuqay magaalada Ceel-bacad ee Shabeellada dhexeSidoo kalena waxaad hoos ka fiirsan kartaan sawirrada xasuuqa Itoobiyaanku u geystay shacabka Soomaaliyeed ee magaallada Ceel-bacad ee Shabeellaha dhexe. 

FG: Kusoo biir Channel-ka cusub ee SOMALIMEMO: https://t.me/+hib7XwSC2GY3OTk0

Related Items

Update cookies preferences