Afhayeenka millateriga Al-Shabaab ayaa goor dhawayd ka hadlay hawl-galkii maanta ay kula wareegeen Moqokori, waxaanu baaq u diray maleeshiyaadka Gurguurte.
Geesta kale waxaanu halkan idiinkula wadaagaynaa magacyada qaar ka mida saraakiishii ku le’atay dagaalkii maanta ay jihaadiyiintu kula wareegeen degmada Moqokori.
1-Mowliid Dhicisow Cabdi (Banjar) Sarkaal - dhimasho.
2-Cabdi Muumin Cilmi Iidow (Cabdi-Xiis) oo sawirkiisu aanu idinla wadaagnay wuxuu ahaa taliyihii Ururka 3aad ee NISA - dhimasho.
3-Daanyeeleey waa sarkaal – waana dhimasho.
4-Sanbaloolshe Cali Sharraawe. Sarkaal - dhimasho.
Magacyada qaar ka mid ah maleeshiyaadkii lagu dhaawacay dagaalkii maanta:
1-Cabdi Muumin Xuurshow (Cabdi Bilaawe) sarkaal- waana dhaawac garaab ah.
2-Khaliif Cali Nuur (Khaliif Dhagool) sarkaal - waana dhaawac.
