"Dhaawacyo ka badan 280 askari ayaa la dhigay cisbitaallada.." R/Wasaare-xigeenka labaad ee DF Somaliya. [DAAWO]

Thursday April 10, 2025 - 12:19:47
Liibaan Jeexoow
Mas'uulkan ayaa booqasho igu sawir ah ku gaalaa-bixiyey cisbitaalladii ay wadhnaayeen maleeshiyaadka Gurguurte ee kusoo dhaawacmay dagaalladii Hiiraan iyo Sh. dhexe ka dhacay labadii cisho ee u dambaysay.
Waxa kale oo si fudud uga fiisan kartaa muqaalkan barta Telegram: https://t.me/Soomaalinews24

Related Items

Update cookies preferences