DAAWO: Abwaan Nageeye oo shalay Ciiddii magaallada Jilib kaga qayb-galay bandhigga Hiddaha iyo Dhaqanka.

Monday March 31, 2025 - 11:40:42
Liibaan Jeexoow
Abwaanka ayaa ka mid ahaa dadweynihii shalay ka qayb-galay munaasibadda Ciidal-Fidrida oo si gaar ah beerta Shareecada ee magaallad Jilib loogu soo bandhigay Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaliyeed.

Related Items

Update cookies preferences