Warar kale oo ka imanaya gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya dagaal xooggan oo ka dhacay deggaanka Nuur-Gaab ee duleedka degmad Cadale.
Dagaalkan ayaa lagu soo warramayaa in six un loogu jabiyey maleeshiyaadka Gurguurte, kuwaas oo iyago anfariirsan u kala firxaday jihooyin kala duwan.
Ilo-wareedyo aanu helnay ayaa tibaaxaya in dagaalkaasi lagu dilay ugu yaraan 4 askari oo ka tirsan maleeshiyaadka DF Somaliya, kuwaas oo isla goobta looga cararay maydadkooda.
Wixii warar deg-deg ah kala soco channel-ka Telegramka ee https://t.me/+Cse3evQ1fh0yZTA0