Xarakada Al-Shabaab ayaa bayaan kasoo saartay weerarradii shalay ka dhacay Baladweyne iyo Bursha Sheekh.
Bayaanka oo dhamaystiran iyo Sawirro ku saabsan kamiinka ka dhacay Bursha Sheekh hoos kaga bogo.
Sidoo kale waxaad hoos ka fiirsan kartaa sawirrada askarta dhimatay qaarkood oo aanu soo helnay iyo weliba kuwa dhaawacmay oo loo daad-gureeyey Muqdisho iyo Gurguurte oo dul goobyaalaya.
Sawirro dheeraad ah oo weliba muujinaya xasuuqa loo geystay maleeshiyaadka Gurguurte kaga bogo Telegram Link: https://t.me/+Usyp_P7qtbxiODg0