War-saxaafadeedka kasoo baxay taliska xoogagga Al-Shabaab waxaa lagu sheegay in gacanta lagu dhigay 5 askari oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Gurguurte.
Bayaankan horu-dhaca ah oo faahfaahsan hoos kaga bogo, wixii deg-deg ahna kala soco Channelka https://t.me/+11KcnfGSyV1kMjNk