Mu'asada Alkataa'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab ayaa soo saartay taxane loogu magacdaray "Geedigii Gurguurte…Guul mise gebidhacleyn" oo ah taxane diirada saaraya gulufkii uu Zasan Sheekh Maxamuud kusoo qaaday wilaayaatka Islaamiga iyo guuldarooyinkii uu kala kulmay.
Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Siina Faafi.
Hadii Aad Facebook Joogtid Ka Daawo Linkiga Hoose.