Xasan Sheekh Maxmuud, hogaamiyaha Villa Somalia wuxuu tan iyo markii uu talada la wareegay ku dhawaaqay duullaan dagaaleed ka dhan ah wilaayaadka islaamiga ah, isagoo kaashanaya ciidamada jinsiyadaha kala duwan leh ee Soomaaliya jooga, si gaar ah dowladda Maraykanka.
Maraykanka, waxaa ka go’an in Soomaaliya uu ka hirgeliyo nidaam dimuqraadi ah oo u fududeyn kara inuu si sahlan ku boobo kheyraadka dhulkeenna, una damaanad qaadi kara in Soomaaliya aanu noqon dal xarun u noqda ku dhaqanka Shareecada Islaamka.
Maadaama dowladda Maraykanka ay ka war wareegeyso in ciidamadeedu ku go’aan fagaarayaasha dagaallada, waxay door bidey iney adeegsato malleeshiyaad calooshood u shaqeystayaal ah, oo magaca Soomaali ka ah, maankana Ameerikaan ka ah.
Siyaasadan wuxuu Maraykanku ka hirgeliyay inta badan wadamada Islaamka ee uu duullaanka ku joogo, Soomaaliyana waxaa uu ka dhisey ciidamo uu ugu magacdaray "DANAB” kuwaasoo ah dubbaha uu Maraykanku ku garaaco umadda muslimka ah ee Soomaaliyeed.
Sanadkii 2013-ka ayuu Maraykanku dhisay cutubyadii ugu horeeyay ee malleeshiyaadka Danab, kuwaasoo tababaro ciidan lagu siiyay xerada Bellidoogle, qaarkoodna waxaa loo qaaday dalalka dibadda sida Uganda, Jabuuti, Kenya, Maraykanka iyo meelo kale.
Isiraatiijiyadda xaga dagaalka ee Maraykanka ayaa ah labo arin; iney tababaraan ciidamo Soomaali ah oo kamid noqda qeybta DANAB, kuwaasoo amarkooda tooska ah ay leedahay wasaaradda arimaha dibadda ee Washington iyo iney fuliyaan duqeymo xaga hawada ah oo lagu beegsado wilaayaadka Islaamiga ah.
Taliyihii hore ee Africom Stephen Townsend ayaa si cad u sheegay in ciidamada Maraykanka ee Soomaaliya ay labadaas arin ku howlanyihiin. Safiirka Aqalka cad u fadhiya magaalada Muqdisho wuxuu isaguna sheegay iney hiil iyo hooba la garab taaganyihiin malleeshiyaadka Danab.
Haddii aynu usoo noqonno xamlo dagaaleedka uu Maraykanku kaga dhawaaqay Soomaaliya tan iyo markii uu Xasan Sheekh Maxmuud yimid xafiiska Villada, waxaa dhulkaugu badan ee marti geliyay duulaanka kamid ah deegaannada wilaayaadka Shabeellaha Dhexe, Hiiraan, Galgadguud iyo Mudug.
16-kii Januarry 2023-da, ciidamada Maraykanku tababaray ee DANAB oo ay gelbinayaan diyaaradaha Drones-ta ayaa duulaan ku yimid degmada Galcad ee wilaayada Galgaduud, waxay tani uga dhigneyd tijaabo horleh iyo isku dey naadir ah oo ay kaga soo fogaadeen aagga magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Imaanshiha Danab ee Galcad waxaa wehliyay sawaxan xaga warbaahinta iyo baraha bulshada ah, saraakiisha Danab ayaa arintan ku tilmaamay guul ballaaran, sawirrada askarta u labisan sida Ameerikaanka ee yimid Galcad ayaana ku baahay barta Facebook-ga iyo meelaha lamidka ah.
Hase ahaatee dhalanteedkii farxadeed ee Danab waxaa rogay halaag iyo walbahaar, markii aroor hore oo Jimco ah kuna beegan 20 January 2023-da ay xeradii Galcad ku jarmaadeen ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Subaxaas waxaa Galcad ka dhacay wax u eg mucjizo, markii boqollaal askari oo katirsan malleeshiyaadka DANAB la bilqey meydadkooda fagaarihii dagaalka, halka gawaaradii gaashaamneyd ee ay Murtadiintu ku tookheenna ay noqdeen kuwa gacanta lagu dhigo iyo kuwa la gubo.
Inkabadan 2 bilood kadib, waxay mu’assasada Al-Kataa’ib maalintii labaad ee Ciidul Fitriga baahisay filim xiiso badan oo loogu magacdaray " Walow Karihal Kaafiruun” kaasoo lagu soo bandhigayo gumaadkii Galcad loogu geystey malleeshiyaadkii daacadda u ahaa danaha Maraykanka ee Soomaaliya.
Filimkan oo hadalheyntiisu aad u baahdey, mucaarad iyo muxaafidna ay wada daawadeen intooda badan, wuxuu daaha ka rogay xaqaa’iq duuganaa oo ama daah uu saarnaa oo ku saabsan malleeshiyaadka Danab.
Wuxuu ina baray filimkii Galcad,in malleeshiyaadka Danab ay yihiin jihada keliya ee uu Maraykanku ku kalsoonyahay marka laga hadlayo dhinacyada ku lugta leh duulaanka Soomaaliya, ayna wakiil rasmi ah kaga yihiin fagaraaha dagaalka, sidaasi darteedna dilka askari kamid ah Danab uu Maraykanku uga duwanyahay dilka askarta kale ee Soomaalida ah, dabadhilifnimaduba haka sinnaadaaan’e.
Waxaa tani daliil u ah in taageerada milliteri ee uu Maraykanku keenay Muqdisho uu si gaar ah ugu talogalay malleeshiyaadka Danab, oo aaney waxba ku lahayn askarta kale ee murtadiinta ah. Waxaa intaa sii dheer sida ay saraakiisha Maraykanku uga qeyliyeen dharbaaxdii Galcad ku gaartey malleeshiyaadka Danab, iyagoo tilmaamay in 600 oo askari oo Danab katirsan ay dhimasho iyo dhaawac noqdeen tan iyo markii uu billowday olole dagaaleedka uu Xasan Sheekh afhayeenka ka yahay.
Sidaas darteed mu’assasada Al-kataa’ib xaqiiq rasmi ah ayay tilmaamtey markii askarta DANAB ee ka firxanayay fagaarihii dagaalka ay u saartey calanka Ameerikaanka iyo midka xukuumadda ridada oo la isku laray!.
Wuxuu ina baray filimkii Galcad,in kooxda fadhisa Villa Somalia ay yihiin maqaar saar aanu cadowga wax dan ah ka lahayn, maadaama uu Xasan Sheekh Maxmuud waxba ka ogaan Karin qorshaha Maraykanka ee dalkiisa, xitaa aan lagu wargelinin duqeymaha Maraykanka ka hor inta aaney dhicin.
Taasi waxaa ka marqaati kacay masuuliyiin katirsan xukuumadda Xasan Sheekh Maxmuud, xillibaanno hore iyo kuwa heer federal ah, kuwaasoo dhamaantooda isku raacay in Maraykanku cidina aanu ku wargelin tallaabooyinka uu qaadayo.
Marka dhinacaas laga eego waxaa la dhihi karaa Xasan Sheekh Maxmuud wuxuusan ka war heynin xog ay heli karaan saraakiisha ciidamada DANAB, kuwaasoo ku daaban ciidamada Maraykanka maadaama ay iyagu u rabaayadeysanyihiin Ameerikaanka, shaqooyinka qaarna ay iyaguba yihiin kuwa fulinaya.
Wuxuu ina baray filimkii Galcad, in ka sokow tababarka la siiyo malleeshiyaadka Danab laga bedelay dhaqankii suubanaa ee Islaamka iyo kii toosnaa ee umadda Soomaaliyeed, waxaana daliil u ah askariga sida Eyga oo kale u ciyiyay, kuwa iyagoo dhexda heysta askarta Maraykanka jaasaya ee dhaanteynaya!.
Wuxuu ina baray filimkii Galcad, in si kastoo ay malleeshiyada Danab isaga dhigaan kuwa bir laq ah ay yihiin ducafo aad u taagdaran, baryootanka kuwa iyagoo nool gacanta lagu dhigay iyo firxadka kuwa cagaha wax ka dayay ayaana arinkaasi daliil u ah, taasina waxay kala mid yihiin Ameerikaanka macallimiinta u ah.
Wuxuu ina baray filimkii Galcad, inaanu jirin wax Wafaa ah oo u dhexeeya askarta iyo saraakiisha Danab, marka uu culees yimaadana uu mid weliba naftiisa la baxsado, waxaa tusaale u ah sida taliye ku xigeenkii guud ee malleeshiyada Danab Xasan Tuurre uu keligii meel cidlo ah ugu quur baxay, boqollaalkii askari iyo tobaneeyadii istaafkiisa gaarka ahaana uga dhaqaaqeen, isagoo keligii wajahaya masiirkii uu mudnaa!.
Ugu dambeyntii, waxaa bogaadin iyo dhiirrogelin mudan kaalinta qoyska dega magaalada Galcad ee gobolka Galgaduud ay qaateen markii askarta daacadda u ah Maraykanka soo gaareen deegaankooda. Sidoo kale waxaa ammaan mudan xilkasnimada hogaanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo sida muuqata aan illowsaneyn kaalinta ay qaadanayaan qabaa’ilka Soomaaliyed.
W/Q: WARSAME UGAAS.