Xarakada Al-Shabaab ayaa xalay faahfaahino dheeraad ah kasoo saartay weeraradii cag-marinta ahaa ee shalay ka dhacay gobollada Shabeellaha hoose iyo Shabeellaha dhexe.
War-saxaafadeedka oo dhamaystiran hoos ayaad kaga bogan kartaa, waxa kale oo aanu idiin soo raacinay sawirrada qaar ka mida maleeshiyaadkii Gurguurte ee shalay lagu xasuuqay dagaalladaasi.