Bayaan goor dhawayd kasoo baxay Xarakada Al-Shabaab ayaa xaqiijisay in waaligii wilaayaat-ka Islaamiga Soomaaliya Sheekh Maxamad Mire Jaamac uu ku shahiiday duqayn diyaaradaha Maraykanku ku beegsadeen duleedka deggaanka Kuunyo Baroow ee gobolka Shabeellaha Hoose. HALKAN HOOSE KA AKHRISO BAYAANKA OO DHAMAYSTIRAN.
Xarakada Al-Shabaab oo xaqiijisay inuu shahiiday Waaligii Wilaayaat-ka Islaamiga Soomaaliya [BAYAAN]
