DHEGAYSO: Taliska millateriga Al-Shabaab oo war ka soo saaray la-wareegista Moqokori, baaqna u diray maleeshiyaadka + SAWIR.

Monday July 07, 2025 - 19:31:24
Liibaan Jeexoow
Afhayeenka millateriga Al-Shabaab ayaa goor dhawayd ka hadlay hawl-galkii maanta ay kula wareegeen Moqokori, waxaanu baaq u diray maleeshiyaadka Gurguurte.
Geesta kale waxaanu halkan idiinkula wadaagaynaa magacyada qaar ka mida saraakiishii ku le’atay dagaalkii maanta ay jihaadiyiintu kula wareegeen degmada Moqokori.

1-Mowliid Dhicisow Cabdi (Banjar) Sarkaal - dhimasho.

2-Cabdi Muumin Cilmi Iidow (Cabdi-Xiis) oo sawirkiisu aanu idinla wadaagnay wuxuu ahaa taliyihii Ururka 3aad ee NISA - dhimasho.

3-Daanyeeleey waa sarkaal – waana dhimasho.

4-Sanbaloolshe Cali Sharraawe. Sarkaal - dhimasho.

Magacyada qaar ka mid ah maleeshiyaadkii lagu dhaawacay dagaalkii maanta:

1-Cabdi Muumin Xuurshow (Cabdi Bilaawe) sarkaal- waana dhaawac garaab ah.

2-Khaliif Cali Nuur (Khaliif Dhagool) sarkaal - waana dhaawac.

Related Items

Update cookies preferences