DEG-DEG: Weerar cag-marin ah oo goor dhawayd ka bilawday degmada Moqokori.

Monday July 07, 2025 - 10:52:27
Liibaan Jeexoow
Wararka ka imanaya bariga gobolka Hiiraan ayaa sheegaya weerar cag-marin ah oo goor dhawayd jihaadiyiinta Al-Shabaab ka bilaabeen degmada Moqokori.
Hawl-galkan oo lagu beegsaday saldhigyada kooxda Villa Somaliya ay kaga sugnaayeen degmada Moqokori, ayaa lagu daah-furay weerar naf-hur ah.

Weerarkan oo si lama filaan ah uga dhacay saldhigyadii ku yaallay afaafka hore ee degmadaasi ayaa lagu soo warramayaa in uu geystay khasaare culus.

Haraadigii qaraxa ayay wararku tibaaxayaan in jihaadiyiintu ay cagta mariyeen, iyadoo warar horu-dhac ah ay sheegayaan in degmada Moqokori ay ku jirto gacanta jihaadiyiinta.

Xoogagga Al-Shabaab ayaa gudaha u galay gudaha Mokokori, waxaanay wararku tibaaxayaan maydadka maleeshiyaad fara badan oo waran goobihii lagu dagaallamay iyo weliba goobtii uu qaraxu ka dhacay.

Wararka horu-dhaca ah ee soo baxay waxay sheegayaan in weerarkaasi lagu dilay saraakiil uu ku jiro Mowliid Diroow Cabdi (Mowliid Banjar), oo ka mid ahaa saraakiishuu ugu saraysay macawisleyda.

Faahfaahinta la socda insha Allaah………….

Si aad u hesho warar iyo warbixinno joogto ah kusoo biir baraha SOMALIMEMO:

Telegram:
https://t.me/+MWDSOQOtm7U4NmY0
https://t.me/+z3tykmGJZAc0MjM0

Facebook:
https://www.facebook.com/profile.php?id=61577476126934

Chirpwire:
https://chirpwire.net/somalimemo01

Bluesky:
https://bsky.app/profile/somalimemo.bsky.social

Substack:
https://substack.com/@somalimemo3

Twitter:
https://x.com/@somalimemo5

Youtube:
https://www.youtube.com/channel/UCoaT8g_V4NlDjvE6cQpKNzg

Tiktok:
https://www.tiktok.com/@somalimemo1

Signal:
https://signal.group/#CjQKIFGshGALc9ZjQ2ZBp16PY87WmqhMMbsQXX_p3S0wQdGKEhCWr92xScUPJz7YqIOgGHhq

Threads:
https://www.threads.com/@somalimemo2

Xiriirka:
https://t.me/XiriirkaSM

Related Items

Update cookies preferences