Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa wareysi muuqaal ah la yeelatay, Abwaan Nageeye Cali Khaliif oo kamid ah abwaannada Soomaaliyeed, kaas oo aan ka wareysanay arrimo la xiriira Siyaasadda iyo Saxaafadda.
DAAWO: Abwaan Nageeye oo Dowladda Federaalku sheegtay iney Dishey oo Waraysi bixiyay.
