DAAWO: Sidii looga ciiday Gobollada Mudug, Galgaduud, Hiiraan, Sh. hoose, Sh. dhexe, J. hooe, J. dhexe, Bakool, Baay iyo Gedo. [SAWIRRO + DHAGAYSO]

Saturday June 07, 2025 - 10:22:44
Liibaan Jeexoow
Ugu horeyn kusoo dhawaada kalimaddii ku saabsanayd Hambalyada Ciidal-odxada ee uu jeediyey Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali-dheere).
Waxaanu halkan idiinku soo ururinay oo aad kaga bogan doontaan sawirrada sidii quruxda badanayd ee looga ciiday deggaano fara badan oo ka tirsan gobolladaasi aanu idiin soo sheegnay, waxaanay kala yihiin sidan:


Related Items

Update cookies preferences