Mu'asasada Al Kataa'ib garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay isdaar maqal muuqaal ah oo ku saabsan tartan Qur'aan akhris ah oo loo qabtay ciidamada Jabahaadka wilaayaadka islaamiga ah.
Sheekh Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere iyo mas’uuliyiin kale ayaa kasoo muuqanaya filimkan cusub oo ah mid xiisa badan waxaana lagusoo bandhigayaa ciidanka mujaahidiinta ee qur’aanka Kariimka ku tartamay oo abaalmarinoo qaali ah lagudoonsiinayo.
Hoos Ka Daawo Filimka