SAWIRRO: Maydadka maleeshiyaadkii lagu xasuuqay degmada Maxaas oo bilqan furimaha dagaalka.

Sunday July 27, 2025 - 17:41:56
Liibaan Jeexoow
Mu'asasada Al-Kataa'ib ayaa goor dhawayd baahisay sawirradii laga soo qaaday dagaalkii saaka ay jihaadiyiintu kula wareegeen degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.
Sawirradan ayaa laga dheehan karaa khasaaraha baaxadda leh ee gaaray maleeshiyaadaka uu ku adeegto Gurguurte. kuwaas oo aad kaga bogon kartaan PDF-kan:

Related Items

Update cookies preferences