112 askari oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday dagaalkii saaka ee Moqokori oo ay la wareegtay Al-Shabaab [BAYAAN].

Monday July 07, 2025 - 12:20:08
Liibaan Jeexoow
Jihaadiyiinta Al-Shabaab ayaa weerar cag-marin ah kadib si buuxda ula wareegay gacan-ku-haynta degmada Moqokori ee bariga goboalka Hiiraan.
Taliska millateriga xarakada Al-Shabaab oo goor dhawayd bayaan soo saaray ayaa faah-faahin horu-dhac ah ka bixiyey dagaalkaasi, waxaanu u qornaa sidan:


Related Items

Update cookies preferences