DEG-DEG: Xoogagga Al-Shabaab oo soo riday diyaarad Helicopter ah lana wareegay Xawaadley.

Monday June 02, 2025 - 18:09:36
Liibaan Jeexoow
Wararka ka imanaya Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in jihaadiyiinta Al-Shabaab ay galabta la wareegeen gacan-ku-haynta deggaanka Xawaadley.
La wareegtistan ayaa timi kadib markii halkaasi ay isaga carareen ciidamada Burundi iyo maleeshiyaadka kooxda Villa Soomaaliya.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in isla galabta dagaalyahannada Al-Shabaab ay deggaanka Xawaadley kusoo rideen diyaarad Helicopter ah, oo ciidamada huwantu ay lahaayeen.

La soco wixii kusoo kordha Insha Allaah.....

FG: Si aad u hesho wararka iyo warbixinnada SOMALIMEMO kusoo biir:

Related Items

Update cookies preferences