FAAH-FAAHIN: Weerarro xalay lagu miray maleeshiyaadka Gurguurte.

Sunday April 27, 2025 - 10:46:47
Liibaan Jeexoow
Hawl-gallo kala duwan ayaa habeennimadii xalay dagaalyahannada Al-Shabaab ka fuliyeen gobollada Banaadir iyo Gedo.
Sida aanu wararku ku helayno dagaalyahannada Al-Shabaab ayaa xalay weerar qarax ah ku beegsaday saldhig Galbeed oo ku yaalla degmada Dharkenleey ee magaallada Muqdisho.

IIo-wareedyo aanu helnay ayaa sheegaya in weerarkaasi lagu dilay ugu yaraan 1 askari oo ka tirsan maleeshiyaadka Gurguurte.

Dhinaca gobolka Gedo, waxaa ka dhacay dagaal culus oo xoogagga Al-Shabaab ay xalay ku mireen maleeshiyaad ku sugnaa xerada WFP ee degmada Garbahaarey.

FG: Si aad u hesho wararka iyo warbixinnada SOMALIMEMO kusoo biir:


Related Items

Update cookies preferences