Taliska millateriga Al-Shabaab ayaa goor dhawayd kasoo saaray bayaan lagu faahfaahinayo khasaaraha maleeshiyaadka Gurguurte kasoo gaaray dagaalka saaka ka dhacay deggaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha dhexe.
War-saxaafadeedka ayaa lagu xaqiijiyey in dhimashada iyo dhaawaca maleeshiyaadka kooxda Villa Somaliya ay kor u dhaaftay 80 askari. Waxaanu isagoo faahfaahsan u qornaa sidan:
FG: Si aad u hesho wararka iyo warbixinnada SOMALIMEMO kusoo biir: https://t.me/+_wxEbF1J9vAzNTFk