SAWIRRO KALE: Waxaa hadda la baahiyey qayb kale oo ka mida sawirrada weerarkii saaka ee Aadan Yabaal.

Wednesday April 16, 2025 - 14:06:13
Liibaan Jeexoow
Waa qayb kale oo hadda la baahiyey oo ka mida sawirrada weerarkii cag-marinta ahaa ee jihaadiyiinta Al-Shabaab ay saaka kula wareegeen degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha dhexe.
Sawirradan hoos ka daawo, kuwo kale oo dheeraad ahna ka fiirso Channellada Telegramka.


Related Items

Update cookies preferences