SAWIRRO: Weerarkii cag-marinta ahaa ee jihaadiyiintu ay saaka kula wareegeen Aadan Yabaal.

Wednesday April 16, 2025 - 12:15:36
Liibaan Jeexoow
Maktabka Warfaafinta ee xarakada Al-Shabaab ayaa goor dhawayd baahiyey sawirrada weerarkii ay jihaadiyiintu kula wareegeen degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha dhexe.
Sawirradan hoos ka daawo, kuwo kale oo dheeraad ahna ka fiirso Channellada Telegramka.


Related Items

Update cookies preferences