60 askari oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday dagaalladii shalay ee Aboorreey. [BAYAAN]

Thursday April 10, 2025 - 07:18:05
Liibaan Jeexoow
Taliska millateriga jihaadiyiinta Al-Shabaab ayaa xalay war-murtiyeed kasoo saaray dagaalladii shalay ka dhacay gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe.
Bayaanka ayaa lagu sheegay in dagaalladii shalay ka dhacay deggaanka Aboorreey ee gobolka Hiiraan dhegta dhiigga loogu daray 23 askari oo ka tirsan maleeshiyaadkii huwanta ahaa ee Gurguurte, 37 kalena lagu dhaawacay.

Sidoo kale ugu yaraan 55 askari oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Gurguurte ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday dagaalladii shalay ka dhacay gobolka Shabeellaha dhexe, sida lagu sheegay bayaanka kasoo baxay Xarakada Al-Shabaab.

War-saxaafadeedka oo dhamaystiran waxaad kaga bogon kartaa hoos.

Related Items

Update cookies preferences