Sawirro: Shahaadooyin laguddoonsiiyay Arday dhameystay barashada Quraanka Kariimka.

Wednesday August 12, 2020 - 13:10:35
Liibaan Jeexoow
Munaasabad ballaaran oo ka dhacday degmada Jilib ee Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka ayaa shahaadooyin lagu gadoonsiiyay arday aad u da'a yar oo isugu jirta wiilal iyo gabdho kuwaasi oo dhameystay barashada Quraanka Kariimka.


Mu’assasada Al-utrurjah oo ah Mu’assaso waxbarasho ayaa qabatay munaasabadda lagu soo bandhigyay shahaadane lagu gadoonsiinayay arday da dhameysatay barashada Quraanka Kariimka, Ardaydaas ayaa ka mid ahaa arday-da wax ku barata xarunta Mu’assasada Al-utrujah xarunteeda magaalada Jilib.

Munaasabadda waxaa kasoo qeyb galay Culimo, Waalidiin iyo marti sharaf kale waxeyna ardayda qalin jabisay goobta xafladda kusoo bandhigeen bandhig cilmiyeed aad u qurux badan.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada Xafladda.

















Related Items

Update cookies preferences