DEG-DEG: Xoogagga Al-Shabaab oo dagaal kula wareegay deggaanka Mubaax ee gobolka Hiiraan.

Wednesday April 16, 2025 - 11:33:52
Liibaan Jeexoow
Dagaalyahannada Al-Shabaab ayaa goor dhawayd sidoo kale dagaal kula wareegay deggaanka Mubaax ee hoos-tagta degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan.
Jihaadiyiinta ayaa lagu soo warramayaa inay cagta mariyeen maleeshiyaadkii Gurguurte ee ku sugnaa deggaankaasi.

Mubaax waxay ku biiraysaa deggaannada Aadan Yabaal iyo Yasooman oo saaka ay la wareegeen jihaadiyiinta Al-Shabaab.

Lasoco wixii warar ah ee soo kordha insha Allaah…..


Related Items

Update cookies preferences